Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano ka tirsan degmada Kurtinwaarey ee gobolka Shabeelaha Hoose(Sawiro)
Marka:Boqolaal Hektar oo dhul beereed ah ayuu waxyeeleeyay webiga kadib markii uu fatahaad baahsan ku sameeyay deegaano katirsan degmada Kunturwaarey ee gobolka Shabeelaha Hoose.
7 Ruux oo burcad badeed ku haysteen gudaha somalia oo ciidamada badda wadanka Denmarka ay xoog ku soo furteen
Laba Nin Oo Dil Loogu Geystey Magaalada Bosaso
Al-Bashiir Says: No UN order to me
War and peace in Somalia: Seven lessons Burundi and Uganda can teach Kenya’s soldiers
sh.c/qaadir muumin: faroole iyo maamulkiisa waa riddo.
Shiikh C/qadir Muumin oo ka mid ah dad la sheegay ina dhowaan galeen buuraha Galgala ayaa farriin uu soo direy waxa uu kaga hadlay Socdaalkii M/weynaha Udubland Mudane Ibrahim Addo iyo soo dhoweyntii jaaliyadaha Udubland ee North America.
Madax weyne Axmed Siilaanyo oo magacaabay gudi heer wasiir ah oo wadahallo la gali doono dowladda somalia
Mowliid Macaane Iyo La taliyihii Raysalwasaare Cabdiweli Oo Nairobi Ku Geeriyooday
|





Ciidamada wadanka Denmark jooga xeebaha dalka Soomaaliya ayaa kooxaha burcad badeeda Soomaaliyeed kabad baadiyay ilaa 7 ruux oo ay burcad badeedu ku haysteen gudaha Soomaaliya kadib hawlgalo ay ka sameeyeen biyaha Soomaaliya. 
(KHARTOUM, Thursday
When you ask Burundi and Ugandan officers serving in Amisom, the African Union peacekeeping force in Somalia, when all of the country will be under control of the Transitional Federal Government, you will immediately sense that there is an elephant in the room.

Minisota: Waxaa baryahanba ku sugnaa dalka Marekanka M/weynaha D/goboleedka Udubland Mudane Ibraahim Addo, oo aay halkaas kusoo dhoweeyeen jaaliyadaha Udubaland
Muqdisho: Mowliid Macaane oo ka tirsaaaa xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa goor hore oo saakey ahayd ku dhintey Isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xildhibaanka ayaa u dhintey dhaawac halis ah oo ka soo gaarey qaraxii ka dhacay Tiyaatarta Qaranka ee magaalada Muqdisho taariikhdu markey ahayd 04.April 2012. 



.jpg)